Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaanka Raqayle ee Duleedka Jowhar (Sawirro)

Khasaaro dhimasho ayaa ka dhashay fatahaad wabiga Shabelle ka sameeyay  deegaanka Raqayle oo dhinaca Koofur Bari ka xiga magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Fatahaada wabiga Shabelle ka sameeyay deegaanka Raqayle oo qiyaastii 7-km u jira magaalada Jowgar ayaa sababay geerida wiil 9-sanno jir ah, waxaa sidoo kale fatahaada ku bur buray guryo … Continue reading Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaanka Raqayle ee Duleedka Jowhar (Sawirro)